Daawo Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Iyo Tvga Kalsan Oo Booyado Biyo Ah U Qaybiyay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gabiley

Gabiley(GNN) Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Iyo Tvga Kalsan Oo Deeq Booyado Biyo Ah Soo Gaadhsiyay islamarkasina U Qaybiyay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gabiley waxayna Usoo Wakiishen Deeqdasi Biyaha Ah Wariye Maxamed Juba Oo Ah Wakiilka Tvga Kalsan Ee Gobolka Gabiley
Biyo Dhaaminta Oo Ay Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Iyo Tvga Kalsan Usoo Wakiishen Inuu Dadkasi Gaadhsiyo Wariye Maxamed Xasan sheekh Maxamed (Juba) Oo Aa Wariyaha Kalsan Tv Ee Gobolka Gabiley Ayaa Waxa Uu Si Toos ah U Gaadhsiyay Dadka ay Abaaruhu Helen Ee Deegaanka Yalda Oo Kamid ah Gobolka Gabiley

biyo dhaamin 2 biyo dhaamin 3

biyo dhaamin 4

biyo dhaamin sax

Gabiley.Net

Office Gabiley