Daawo Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Oo Booyado Biyo Ah U Qaybiyay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gabiley sida Xuushalay Ilmadado Iyo Cadaad Dhaadheray

Gabiley(GNN) Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Oo Booyado Biyo Ah U Qaybiyay Dadka ay Abaaruhu Sameeyen Ee Deegaanada Gabiley sida Xuushalay  Ilmadado Iyo Cadaad Dhaadheray Waxanay Haayada Khayriga ah Ee Taakulo foundation Usoo Wakiilatay Inuu Dadkasi Gaadhsiyo Biyahani Wariye Maxamed Xasan sheekh Maxamed (Juba) Oo Aa Wariyaha Kalsan Tv Ee Gobolka Gabiley Ayaa Waxa Uu Si Toos ah U Gaadhsiyay Dadka ay Abaaruhu Helen Ee Deegaanadasi Xuushalay Ilmadado Iyo Cadaad Dhaadheray Oo Kamid ah Gobolka Gabiley

biyo Waligii Labad 1 biyo Waligii Labad 3 biyo Waligii Labad 4 biyo Waligii Labad 5 biyo Waligii Labad 6 biyo Waligii Labad 7 biyo Waligii Labad 8 biyo Waligii Labad

Gabiley.Net
Office Gabiley