Daawo Jaaliyada Magaalada Ottawa, Ee Dalka Canada Oo Deeq Lacaged Oo Dhan $ 6000 Dolar Soo Gaadhsiyay Gudiga Abaaraha Ee Gobolka Gabiley

Gabiley(GNN) Jaaliyada Magaalada Ottawa, Ee Dalka Canada Oo Deeq Lacaged Oo Dhan $ 6000 Dolar Soo Gaadhsiyay Gudiga Abaaraha Ee Gobolka Gabiley Waxayna Deeqdasi Kusoo Hagaajiyen Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Oo Si Toos Ah Ugu Wareejiyay Gudiga abaaraha Gobolka Gabiley

Gabiley.Net
Office Gabiley