Daawo: Kulankii Maayorka Bristol iyo Somalida iyo waxa uu ka yidhi su’aal laga waydiiyey Ma aqoonsanaysaa Somaliland haddi dib laguu doorto?

Kulankii Maayorka Bristol iyo Somalida iyo waxa uu ka yidhi su’aal ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland oo la waydiiyey halkan hoose ka daawo kulankaas oo dhammaystiran.