Daawo:-Ma Diidana Xisbiga Waddani In Diwaangalinta Dib Loo Dhigo, Bulshadana Lala Qaybsado Masiibada Abaaraha, Waa Been. Xubin Kamida Xisbiga Waddani.

Hargeisa(GNN):-Hodan Cabdi Cali Oo Kamida Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani oo La Hadashay Warfidiyeenka Ayaa Ka Warantay In Ka Xisbi Ahaan Ay Diidan Yihiin In Diwaaan galinta Dib Loo Dhigo, Bulshadana Lala Qaybsado Aafada abaaraha, Waxaaney Sheegtay In Xisbiga Kaliyaata ee Maanta La Odhan Karo Waa Mucaarid Oo Dadkiisa Uu Ka Wayhayaa Waa Waddani, Ucidna Waxay Ku Milantay Siyaasadii Xisbiga Kulmiye Oo Saameyn Weyn Ku Yeelatay.