Daawo Maamulka Dawlada Hoose Dagmada Gabiley oo kulan La Qaatay Haydhtulayaasha Deeganada Gobolka.

Gabiley(GNN)Daawo Maamulka Dawlada Hoose Dagmada Gabiley oo kulan La Qaatay Haydhtulayaasha Deeganada Gobolka Gabiley.Waxana Lagaga Wada Arinsanayay Sidii Loo Sii Xoojin Lahaa Wada shaqaynta Guud iyo Kaalinta ay Dawlada Hoose Ku Leedahay Hawlaha Deegaanka Gabiley

Gabiley.Net

Office Gabiley