Daawo-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Deeg Lacageed Ku Wareejiyey Gudida Abaaraha Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Schools Oo Ka Qayb-qaadanaya Samato-Bixinta Bulshada Abaaruhu Saameeyeen Ayaa Iyagoo Iskaashanaya Maanta Ku Wareejiyey Gudida Abaaraha Lacag Caawimo Ah Halkan Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network