DAAWO: Madaxweyne Siilanyo oo saaka qaatay Kaadhka Diiwaanglinta soona kormeeray Goobaha Diiwaangalinta.

Halkan ka Daaawo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Siilaanyo iyo xubna ka tirsan Golaha wasiirada oo saaka kormeer kusoo maray goobaha diiwangalinta isla markaana ka qaatay kaadhka codbixiyaha.

Gabileynews Network.