Daawo-Muxaadiro Sixirka Iyo Jinka Sh Maxamed Sh Ismaaciil Qaybta 11aad

Hargeisa(GNN):- Daawo Taxanaha Barnaamijkii Sixirka iyo Jinka Diinta Islaamku Maxay Ka Tidhi korodhso aqoonta dhinaca diinta ee sixirka iyo shaydaanka, waxaa inoo soo jeediya Sh Maxamed Sh Ismaaciil, Kaydka Somaliland Space channel TV Hargeisa.

 

 

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network