Daawo Qaarkamid ah Haweenka Ugu dadaalka Badan Jaaliyada Reer Gabiley Ayaa Maanta Deeq Lacaged Ku Wareejiyay Gudiga Abaaraha Gabiley Lacagtasi Oo Dhanayd 1830

Gabiley(GNN)Qaarkamid ah Haweenka Jaaliyada Gabiley Ugu dadaalka Badan Dhinaca Taakulaynta Dadka Danyarta ah iyo Ka Qaybgalka Arimaha Bulshada Gabiley Ayaa Maanta Deeq Lacaged Ku Wareejiyay Gudiga Abaaraha Gabiley Lacagtasi Oo Dhanayd 1830 Waxana Goob Joog Ka Ahaa Wareejinta Deeqdasi Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gabiley

Gabiley.Net

Office Gabiley