DAAWO: Qoraa Boobe Yusuf Ducaale oo fasiraya Ereyga ” Soomaaliyeed” oo qolyaha xamar jooga ku shaqaystaan.

Qoraaga caanka ah C/raxman Yusuf Ducaale Boobe kana mid ah siyaasiyiinta dalka Somaliland ayaa fasiraad ka bixinaya macnaha erayga ” Somaliyeed” oo sifo khaladan ay u isticmaalaan inta Xamar fadhidaa.

waxad arkaysaa urur aan dhaafin xaafad Muqdisho ka tirsan  ay ugu yeedhayaan ”ururka dhalinyarada somaaliyeed” ama ”ururka haweenka soomaliyeed”. Sidoo kale maamulka Xamar ka jira ayay isagana ugu yeedhaan maamulka Soomaliyeed.

Hadaba maxay somaalidu wada leedahay maxayse kala leedahay ,waxa sharaxaya Qoraa Boobe ee Daawasho wanaagsan.

 

Gabileynews Network.