Daawo-Shacabka Degmada Wajaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Dhaawacyo Loo Gaystay Dadrayid ah, Maamul Xumo Degmada Ka Jirta iyo Arrimo Kale.

Wajaale(GNN):-Bulshada Kala Duwan ee Ku Dhaqan Degmada Togwajaale Ayaa Cabasho Dareen Laxaadleh Kaga Jawaabay Muwaadiniin Ciidamada Boolisku Dhaawacyo U Gaysteen iyo Maamul Xumo Ay Sheegeen Inay ka jirto Degmada.HALKAN KA DAAWO.