Daawo:-Shaqaalaha Shirkada Qashinka Degmada Tog-wajaale Oo Saddex Bilood Lacagla,Ganacsatada Magaalada Oo Qashinku Dhib Ku Hayo.

Wajaale(GNN)Daawo:-Shaqaalaha Ka Hawlgala shirkada qashinka ee degmada togwajaale ayaa dareen naxdin leh ka bixiyey xaqii iyo mushaharkii ay ku lahaayeen shirkada oo la lunsaday, iyagoo ganacsatada magaaladuna cabasho xoogan ka muujiyey qashin ur iyo dhibaato ku haya magaalada kuwaas oo ay ku dhaliileen maamulka degmada iyo ka shirkada qashinka.
Halkan Daawo Muuqaalka.

Wajaale Somaliland
Gabiley News Network
Gabiley Staff