DAAWO: Somaliland iyo Itoobiya oo kala saxeexday Heshiiska Isticmaalka Dakada Berbera.

Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa maanta heshiis ku kala saxeexday magaalada DebreZeit ee wadanka Itoobiya ,heshiiskan oo ku saabsan isticmaalka dakada Berbera ayaa waxa uu ka danbeeyay shirar balaadhan oo bilihii u danbeeyay u socday labada dal.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.