Daawo-Suugaanta Abwaan Cali Mooge Geedi Oo Sharaxaya Abwaanada Soomaaliyeed Iyo Gabayo.

Hargeisa(GNN):-Alle Ha Unaxariistee Abwaan cali Mooge geedi ayaa kamid ahaa abwaanada qiimaha weyn ku leh dhinaca fanka islamarkaana ilahay hibada usiiyey curinta kala duwan ee dhaqanka afsoomaaliga.Daawo Barnaamijkan Xiisaha Badan.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Almis