Daawo-Suugaanta Iyo Qisada Sheekadii Xiisaha Badneyd Ee Heesta ‘Guuleed Ma Joog’ Abwaan Yam-Yam.

Hargeisa(GNN):-Alle Ha U Naxariistee Abwaan C/qaadir Xirsi Yam-Yam Oo Kamid Ahaa Abwaanada Somaliyeed Ayaa Inta Badan Samayn Jiray Suugaan Aad U Xiiso Badan, Daawo Qisada Heesta Uu Qaado Fanaanka Xassan Adan Samter Oo Uu Sameeyey Iyo Abaanku iyo Wakhtigii ay ahayd iyo sidii ay u Dhacday, HALKAN KA DAAWO.

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWORK
AXMED OSMAN ALMIS