Daawo Suxuufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Islamarkaasina Doortay Hogaan ay Samaysteen

Gabiley (GNN) Suxuufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Islamarkaasina Doortay Hogaan ay Samaysteen

Waxayna Suxuufiyiintu Maanta Shir Jaraaid Oo ay Ku Qabten Magaalada Gabiley Waxay Ku Sheegen Inay Soo Doorten Hogaan Cusub Oo Ay Kusoo Doorten Cod Sharciya waxana
Gudomiye Loo Doortay Cilmi Maxamed Jaamac Halka Ku Xigena Lo Doortay Maxamed xasan sheekh Maxamed (Juba)
Sidokalena waxa Lodortay xoghaye Mukhtaar Nuux ibraahin
Waxa Kale Oo Afayeenka Ururka saxaafada Gabiley Loo Doortay Cabdi Cabdilaahi Daahir
Halka Agaasimena Loo Doortay Cabdi Qaadir Muuse Cilmi
ururkan ayaa magaciisa waxa si aqlabiyad ah la iskugu raacay ururka udan

Gabiley.Net

Office Gabiley