Daawo-Waanu Soo Dhaweynaynaa Mucaaridada Ku Dhisan Caqliga ee Dalkan Iyo Dadkanba Waxtaraysa.Xildhibaan Xasan Shahar.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Xasan Shahar oo Kamida Xildhibaanada Golaha deegaanka Hargeisa ayaa si adag uga hadlay eedaha madaxweyneha loosoo jeedinayo ee dhalinyarta tahriibaysa islamarkaana waxa uu aragtida mucaaridada ku sifeeyey mid ay soo dhaweynayaan haddii ay tahay mid ku dhisan caqli dadku waxtarayaan islamarkaana ay kasoo horjeedaan mucaaridada dalka iyo nabadaba dumineysa Daawo Muuqaalka Warkan.