Daawo Wadada Isku Xidha Gabiley Iyo Togwajaale Oo Ay Gooyeen Roobabkii Ka Da’ay Deegaanadasi.

Gabiley(GNN) Qaar Kamid ah Golaha Deegaamka dagmada Gabiley iyo Waxgaradka Reer Gabiley Oo Ka Hadlay Buundada Wadada Isku Xidha Togwajaale Iyo Gabiley Oo Ay Dhawaan Gooyeen Daadadkii Roobabka Ka Da ay Deegaanada Gobolkani Waxana Xidhibaanadasi Iyo waxgaradka Magaaloyinkani Gabiley Iyo Wajaale Oo Eedo Ba,An Usoo Jeediyeen Xukuumada Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Axmed siilaanyo Waxana Ugu Baaqeen In Sida Ugu Dhakhsaha Badan Wax Looga Qabto

 

Gabiley.net

Office Gabiley