DAAWO: Wafti Balaadhan oo ka socda Dawlada Masar oo kasoo Dagay Garoonka Hargeysa

Wafti balaadhan oo ka socda wadanka Masar oo isugu jira dublamaasiyiin iyo saraakiil miliatari ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.