DAAWO: Wafti Balaadhan oo ka yimi wadanka Ingiriiska oo kasoo dagay magalada Harrgeysa.

Wafitgan oo ay kamid yihiin xildhibaan ka tirsan baarlamaanka wadanka Britain iyo masuuliyiin ka socday ururu Islaami ah oo ka jira wadankaasi ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.