Daawo-Warbixin Kooban Oo Ka Warameysa Saylac iyo Xadaaradii Ay Soomartay, Goobaha Taariikhiga Ah Ee Ku yaal.

Hargeisa(GNN)-Magaalada Saylac Oo lagu Tilmaamo Dhulka ama meelaha gaarka ah ee ay kasoo bilaabantay xadaarada geeska africa ayaa leh goobo taariikhiya oo ilaa hadda ay kasii muuqdaan calaamadihii, Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Sanado Ka Hor.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis