DAAWO: Sababaha Loo Nisbaynayo Xilkaqaadista Labada Masuul Iyo Wasiir Abgaal Oo Ka Dareen Celiyey.

Wasiirkii hore ee wasaarada Boosta iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal oo xalay madaxweyne Siilaanyo ka qaaday xilkii wasiirkaasi hayay ,ayaa ka jawaabay waxa ka jira in xilka looga qaaday amar uu diiday iyo waxa ka jira khilaafka markabka.

Dhinaca kale wasiirkii hore ee Boosta Abgaal waxa uu ka hadlay warqada xilka lagaga qaaday oo u qornayd qaab ka duwan qaabkii hore wasiirada xilka looga qaadi jiray.

Halkan ka Daawo waraysiga HCTV la yeeshay wasiirka oo u eg mid lga jaray jawaabtii su’aasha khilaafka iyo arimaha markabka waxii uu ka yidhi.

Gabileynews Network.