Daawo Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somailand Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Cisbitaalka dhimirka kaskaal.Ee Gabiley

GABILEY , (GNN) —Wasiirka Wasarada Caafimaadka Somaliland oo Ay Wahelinayaan Wasiirka Ganacsiga  iyo Wasiirka Warshadaha Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jaray Cisbitaalka Dhimirka ee Magalada Gabiley oo Dhismihiisu Dhamaaday sidoo kale masuuliyiinta heer gobal iyo heer degmo ay dhinacooga amaan usoo jeediyey ururka samokaal oo lahaa hirgalida hospitalka dhimirka ee kaskaal.

 

Gabiley.Net

Office Gabiley