Daawo:-Xildhibaan Xassan Shahar”Waxaan Ka Codsanayaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka in Hal Bil Mushaharkooda Ay U Huraan Dadkooda Abaaruhu Saameeyeen”

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Xasan Cabdi Cali Xasan Shahar Oo Ka Tirsan Gudida Abaaraha Ee Somaliland Ahna Xildhibaan Golaha Deegaanka Ayaa Ka Hadlay Xaalada Abaareed ee Dalka Iyo Deegaano Ay Soomareen.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Contacgabileynews@gmail.com