DAAWO: Xirsi Cali X.Xasan oo soo bandhigay qaab loola tacaali karo dhibaatada Abaaraha.

Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa soo bandhigay qaab faahfaahsan oo loola tacaali karo dhibaatada balaadhan ee ay sababeen abaaruhu .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.