DAAWO: Xisbiga Kulmiye oo Xilkii ka qaaday Labadii Gudoomiye xigeen ee Garabka Isbaahaysiga.

Gudida Fulinta ee xisbiga Kulmiye ayaa xalay shir ay isugu yimaadeen magaalada Hargaysa waxay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen labadii gudoomiye ku xigeen ee xisbigaasi Maxamed Yusuf Waabeeyo iyo C/raxmaan Talyanle .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.