DAAWO:PROF.ROBERT WIREN oo Buug Ka Qoray Taariikhda Somaliland

Halkan Ka Daawo Prof. ROBERT WIREN oo Buug Ka Qoray Taariikhda Somaliland & Khudbadii uu Ka Jeediyey Shirkii Aqoonsi Raadiska Somaliland Ee Lagu Qabtay Baarlamaanka Sweden Ee Ay Soo Qaban Qaabiyeen Dallada Guud Ee Jaaliyadaha Somaliland Ee Sweden,