DAAWO:Taliska Ciidanka Qaranka oo Deeq lacageed ku wareejiyay Gudida Abaaraha Qaranka.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Ismacil Shaqale ayaa maanta Gudida abaaraha ku wareejiyay deeq lacag ah oo ciidanku iska jareen.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.