DEGDEG: Faysal Cali Waraabe oo Xilkii ka Qaadey Cali Gurey iyo Masuuliyiin kale.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiye xigeenkii sadexaad ee xisbigaasi Cali Yusuf Cali Gurey oo shalay eedayn usoo jeediyay gudoomiyaha iyo masuuliyiin kale .

Halkan ka Akhri warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran.

Gabileynews Network.