FADLAN:SAXEEX DHAMBAALKA AQOONSIGA SOMALILAND

Muwaadin, Saaxiib iyo Taageeraba, fadlan taageer qadiyadda  madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland inay garawshiiyo ka helo beesha caalamka  adoo saxeexaya  DHAMBAALKA  CODSIGA ICTIRAAFKA SOMALILAND (Electronically sign with your computer mouse, write your name and email and then click submit) ee dawladda Somaliland baahisay sida aad ka geli karto  mareegaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL iyo Wakaaladda Qurbajoogga JSL ee links-kan hoose:- 

http://www.slforeign.com/online-petition.html