Guri Gaboobey Guri Cusub Faraq U Dhexeeya Markii Hore Beel Kastaa Ku Lahayd Kuraasta Baarlamanka Iyo Wakhtigan waxa ay Ku Leeyihiin

Guri Gaboobey Guri Cusub Faraq U Dhexeeya Markii Hore Beel Kastaa Ku Lahayd Kuraasta Baarlamanka Iyo Wakhtigan waxa ay Ku Leeyihiin

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Waxan Maqaalkayga Kaga Hadlayaa islamarkaasina Aan Kusoo Bandhigayaa Wajigii Jadwalkii Saamiga Beel Waliba Ee Kurasta Baarlamaanka Somaliland Ee 2015 Waxana Isbadalka Hada Iyo Saamiga Beeluhu ay Ku Lahaayen Kurasta Iyadoo ay Qaarna Heleen Kuras Badan Qaarkodna ay Waayen Intii Ay Ku Lahaayen Bal aynu Eegno Waxay Markii Hore Beel Kastaa Ku Lahayd Kuraasta Baarlamanka Iyo Wakhtigan waxa ay Ku Leeyihiin
Beel Hoosaad Guri Gaboobey Guri Cusub Faraq U Dhexeeya
Habar Awal 8 + 8 = 16
Habar Yoonis 7+10 = 17
Ciidagale 5 – 3 = 2
Habar Jeclo 11 + 5 = 16
Cimraan 3_3 = 0
Toljeclo 3-3 = 0
Arab 7-2 = 5
Ayuub 3-2= 1
Gudabursi 11+2 =13
ciise 5 -4 = 1
Warsengani 5-1 = 4
Dhulbahante 9 – 3 = 6
Hawiyefiqishini 1
Dadka laga Tirade badan Yahay 4-4 =0

Waa Wadarta Guud Ee Wakhtigan Hada Jooga Golaha Baarlamaanka Somaliland waa 82 kasi
Hadaba Su aasha is waydiinta Mudan ayaa ah Tolow maxaa iska Badali Doona Doorashada Danbe ma Heli Doonan Dadka Kale Saamigii ay Xaqa Ugu Lahaayen Kuraastii Baarlamaanka Somaliland mise Hadana Waxa Wada Qoon Daysan Doona Beesha Dhexe
Ta Labaad Waa Imisa Kootada Uu sheegay Maxadwayne siilanyo inuu Saamiga Beelaha Gabooye Ugu Xidhato Kuraasta Barlamaanka somaliland