Maayarka Ceerigaabo Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Oo Tacsi U Diray Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Dr Cabdi Awdaahir

Hargeysa(GNN)Gudoomiyaha degmada ceerigaabo iyo xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ceerigaabo ayaa tacsi u diray eheladii,qarabaadi,asxaabtii iyo waliba shacabka Somaliland ee uu ka baxya marxuun Dr Cabdi Awdaahir Cali.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka