Mukhalas laga Eryay Alaabihii Uu ka Cashuuri Jiray Madaarka Hargaysa oo ka been Abuurey shirkada telesom iyo masuulyiinta kastamka +sababihii lagaga eryay oo la helay cadaymahooda.

Hargeysa(GNN)-Mid kamid ah Mukhalasiinta Kastamka Madaarka Caasimada oo lagu magacaabo MUSTAFE CABDILAAHI YAASIIN (INA GUUD) Kaasi laga eryay Shaqo mukhalasnimo ah oo uu kaga shaqayn jiray madaar ayaa warar been abuur ah ka sameeyay Shirkada Isgaadhsiinta Telesom iyo Maamulka Kastamka Madaarka kadib markii uu Qeybo kamid ah Warbaahinta mariyay in lacago ay musuqeen Maamulka Kastamku iyo taliyaha ciidanka tulba taariyada isuguna gudbiyeen adeega Shirkada Telesom ee zaad taas, oo aanu cadeynteeda soo bandhigin haseyeeshee, uu ku sheegay in uu ka daabacdey Shirkada Telesom. hadaba xogo dhab oo laga helay sobobahii shaqada lagaga eryay iyo inta jeer ee loo qoray digniin lagu farayo in u ka waan toobo waxyaabo lidku ah shaqada kastamka iyo kala fogaynta ganacsatada iyo masuuliyiinta, halkanka AKHRI; DIGNIINTII U HORAYSAY EE LOO QARAY MUKHALASKA AYNU KOR KUSOO XUSNAY. SIDOO KALE HALKAN KA AKHRI QORAAL CADAYNTA AH OO LAGA QORAY MUKHLAS MUSFATE GUUD OO UU ISAGU SEXEEXAY KUN ASHEEGAY IN UU KA WAAN TOBAYO DHAMAAN WAXYAABAHA LAGU EEDEEYAY SIDOO KALE QORAALKIISA WAXAA GOOB JOOG KA AHAA TALIYAHA CIIDAN ILAALADA CASHUURAHA . HALKAN KA EEG WARQADII SHAQADA LAGAGA ERYAY MUKHALAS MUSTAFE GUUD IYO QODOBADA LO CUSKADAY,

 12939630_1073123792747900_775280839_n

12965939_1073123796081233_96005147_n

12966030_1073123806081232_277871612_n

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network