Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadley Xadhiga Lagula Kaco Warbaahinta Somaliland Baaqna U Diray Madaxwaynaha Somaliland

Hargeysa(GNN)Musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay xadhiga ay xukumadda Somaliland kula kacdo warbaahinta madaxa banana ee Somaliland, waxaana uu baaq u diray madaxwaynaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka