Odayaasha Iyo Waxgaradka koonfurta Hargeysa Oo Ka Digay Rabshado Ka Dhaca Deegaano Bari Ka Xiga Degmada Salaxlay

Hargeysa(GNN)-Odayaasha iyo waxgaradka dega koonfurta magaalada hargeysa ayaa ka digay rabshado ka dhaca deegaano lagu muransan yahay oo ah deegaano bariga ka xiga degmada salaxley, Waxaana ay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Waran Cadde ku eedeeyeen inuu wado amni daro.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka