Wafti Ka Socoda Hogaanka Sare Xisbiga Waddani oo Deeqo Raashin Gaadhsiiyey Deegaanada Alaybaday.

Hargeisa(GNN):-Masuuliyiyiin Kasocoday Xisbiga Mucaaridka Ahe Waddani Ayaa Dheeqo Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Deeganada Alaybday iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada, Waxaana Masuuliyiintan Oo Hadalo Goobahaasi Kasoo Jeediyey ilahay uga baryeen bulshada Alle Roob U Keeno.HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MASUULIYIINTAN OO UU UGU HOREEYO. Daauud Xuseen Jaamac foodcade iyo Marwo Faadumo Siciid.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
contactgabileynews@gmail.com