Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Kaashanaysa Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer Oo Qabqabtay Dad Ay Sheegeen Inay Dhibaato Ku Hayeen Deegaanka

Hargeysa(GNN)Wasaarada deegaanka somalilad ee ay wasiirada ka tahay Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Bandare oo kaashanaya ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa sheegay inay soo qabqateen dad ay shegeen inay ka shaqaynayeen gubista dhirta qoyan kuwaasi oo ka shidayay dhuxul.
Halkan hoose kadaawo muuqaalka

 

 

GABILEY.NET