Wasiir Cali Mareexan Oo Amaan Kula Duldhacay Maayarka Gabiley+ Maamulka Togwajaale Oo Uu Ku Dhaliilay Wax kaQabasho La Aanta 2Km Ee Wadada wajaale.

Gabiley(GNN) Wasiir Cali Mareexan Oo Amaan Kula Duldhacay Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Oo Uu Ku Tilmaamay Shaqsi Hawl Kar ah Islamarkasina Sheegay Mid Daacad U Ah Hawlaha Qaranka Sidokalena Waxa Wasiirku Maamulka Togwajaale Ku Dhaliilay Waxka Qabasho La Aanta 2Km Ee Ka Hadhsan Wadada iskuxidha wajaale. iyo Kalabaydhka Oo Uu Sheegay In Iyaga Loga Fadhiyo Inay wax Kaqabtan isagoo Xusay Inay Waxkala Qaban Doonan Haday Usoo Diyar Garoban Waxanu Maamuka Togwajaale Kula Dardaarmay Inay Maayarka Gabiley Kaga Daydan Waxqabadka Iyo Hormarka Uu Wado Maayar Maxamed Amiin Cumar Cabdi

Gabiley.Net

Office Gabiley