Wasiirada Dawlada Somaliya Oo Warbixin Ka Dhagaystay Waftigii Ka Socday Dawlada Somaliya Ee Gurmadka U Siday Dadka Abaaruhu Ku Saameeyeen Gobolada Dalka Somaliland.

Muqdisho(GNN)Wasiirada xukumadda somaliya iyo raysal wasaare ku xigeenka dawlada somaliya ayaa maanta warbixino ka dhagaystay waftigii ka socday dawlada somaliya ee dhawaan soo gaadhay magaalada hargeysa isla markaana gurmadka u siday dadka abaaruhu ku saameeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka