“Waxaan Jecelnahay Inay Ogaadaan Dadka Reer Jabuuti Inuu Ismaaciil Cumar Deyr Adag U Yahay,Wuxuu Idiin Keeney Gaal Iyo Islaam Labadaba,Haddana…”Xildhibaan Cali Aareeye

Hargeysa(GNN)Xildhibaan Cali Aareeye oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo manta warbaahinta kula hadlayay magaalada hargeysa ayaa amaan kula dul dhacay madaxwaynaha dawlada jabuuti Ismaaciil Cumar Geele kuna hambalyeeye doorashada oo mar kale ku guulaystay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka