DAAWO: BADHASAABKA GABILEY OO SHAHAADO GUDOONSIIYAY MAWLIID MUUSE DOORKA UU KA QAATAY GURMADKII ABAARAHA

Gabiley (Gabiley.net) Badhasaabka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi ayaa shalay shahaado sharaf  guddoonsiiyey Mawliid Muuse Xirsi,  kana mid ah qurbejoogta gobolka Gabiley ee degan cariga Ingiriiska isla markaan ka mid ah xubnaha firfricoon ee ururka HADA ee Magaalada Bristol si weyna uga qayb qaatay gurmadkii dadka abaaruhu saameeyeen af iyo adinba halkan hoose ka daawo warkaasi oo dhamaystiran:

Gabiley.net