DAAWO: Dhacdo Cajiiba Hoolkii shirarka Dawlada Hoose ee Burco oo iskii u dumay.

Hoolka shirarka dawlada hoose ee magaalada Burco ayaa xalay gabi ahaanba isku fadhiistay iyada oo magaalada wax roob ah iyo dabayl midina ka jirin.

Halkan ka Daawo Xildhibaano ka hadlay.

Gabiley.net