Daawo Gabiley Furitaanka Urur Lamagac Baxay CRDC oo ka Shaqayn Doona Horumarinta Bulshada iyo Khayraadka Gabiley Si Loo Yareeyo Saboolnimada Loona Hagaajiyo Tayada Nolasha

Gabiley (GNN)Furitaanka Urur Lamagac Baxay CRDC Kana Shaqayn Doona Horumarinta Bulshada iyo Khayraadka Gabiley Si Loo Yareeyo Saboolnimada islamarkana Loo Hagaajiyo Tayada Nolasha ayaa Lagaga Dhawaaqay Magaalada Gabiley ee Xarunta G.Gabiley

C/rasaaq Axmed Hayaan ilkacase

Gabiley.Net

Gabiley Office