DAAWO: Gudoomiyaha Kulmiye oo ka hadlay heshiiska Berbera, Xidhiidhka Jabuuti iyo Kulan uu la qaatay Prof.Samatar.

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka waramay faaiidada ku jirta heshiiska Berbera.Gudoomiyaha oo u waramayay telifashanka HCTV waxa sidoo kale wax laga waydiiyay xidhiidhka dawlda Jabuuti iyo kulan uu la yeeshay Prof.Samatar .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.