DAAWO: Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo saaka ka bilaabmay Gabiley Waxana Maanta U Fadhiistay Imtixaankii Shahaadiga 884 Arday Oo Kala Ah Fasalada 8 & 4

Gabiley(GNN)DAAWO: Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo saaka ka bilaabmay Gabiley Waxana Maanta U Fadhiistay Imtixaankii Shahaadiga  884 Arday Oo Kala Ah Fasalada 8 Ee Hoose Dhexe Iyo Fasalada 4aad Ee Dugsiga Sare Waxana Soo Kormeeray Goobaha Uu Imtixaanku Ka Socdo Maamulka Gobolka Iyo Dagmada

 

Gabiley.Net

Office Gabiley