Daawo-Munaasibad Lagu Wayneynayo Isra Wal micraaj Nabigeenii Suubanaa Muxamed NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Siweyn Looga Xusay Xuska Wayneynta Nabigeenii Muxamed NNKH oo Ku Beegan Maanta Oo Kale Maalintii La Dheelmiyey.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis