Daawo-Muuqaalo Aad u Bilic Iyo Quruxsan Oo Laga Soo Duubay Magaalada Caasimada Gobolka Awdal Ee Borama.

Borama(GNN):- Muuqaalo aad loo jeclaystay oo soojiidanaya indhaha ayaa bahda realvideo oo adeegsada diyaarado casriya oo lagu duubo muuqalada dusha iyo mastaafada fog oo is xilqaamay ayaa soosaaray filmkan.

Boorama Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis