Daawo: Prof Samatar oo dalka kusoo laabtay sheegayna inuu Xisbi ku biirayo.

Prof Axmed Ismacil Samatar ayaa dalka kusoo laabtay ,waxaanu sheegay inuu doorkan ku biiri doono mid ka mid ah xisbiyada dalka.

Halkan ka Daawo warbixintasi oo dhan.

Gabiley.net