DAAWO:Baaq ay soo saareen Odayada iyo wax-garadka Qurbajoogga Gobolka Maroodijeex

Baaq ay soo saareen Odayada iyo wax-garadka Qurbajoogga Gobolka Maroodijeex uguna baaqeen bulshada Gobolka iyo Caasimadduba inay si hagar la’aana isku diiwaan geshaan , qaataanna Kaadhka Cod-bixiyayaasha: